Boqorradii Labaad 19:21 KQA

21 Oo kanu waa erayguu Rabbigu isaga kaga hadlay: Gabadha bikradda ah oo Siyoon Way ku fududaysatay, oo intay kugu qososhay ayay ku quudhsatay; Gabadhii Yeruusaalem madaxay kaa ruxatay.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 19

arki Boqorradii Labaad 19:21 macnaha guud