Boqorradii Labaad 19:37 KQA

37 Oo markuu wax ku caabudayay gurigii ilaahiis Nisrog ayay Adrammeleg iyo Shareser isagii seef ku dileen; markaasay u carareen dalkii Araarad. Oo meeshiisiina waxaa boqor ka noqday wiilkiisii Eesar Xaddoon.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 19

arki Boqorradii Labaad 19:37 macnaha guud