Boqorradii Labaad 2:12 KQA

12 Oo Eliishaana taas wuu arkay, oo wuxuu ku qayliyey, Aabbow, Aabbow, gaadhifardoodkii dadkii Israa'iil iyo raggoodii fardooleyda ahaa! Oo isna mar dambe uma uu jeedin; oo dharkiisii buu intuu ku dhegay laba inood u kala jeexay.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 2

arki Boqorradii Labaad 2:12 macnaha guud