Boqorradii Labaad 2:14 KQA

14 Oo wuxuu qaaday Eliiyaah go'iisii ka dhacay, oo intuu biyihii ku dhuftay ayuu yidhi, Meeh Rabbiga ah Ilaaha Eliiyaah? Oo markuu biyihii ku dhuftay ayay xagga iyo xagga u kala qaybsameen; markaasaa Eliishaa ka gudbay.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 2

arki Boqorradii Labaad 2:14 macnaha guud