Boqorradii Labaad 2:21 KQA

21 Oo isna wuxuu tegey ishii biyaha, oo intuu cusbadii ku tuuray ayuu yidhi, Rabbigu wuxuu leeyahay, Biyahan waan bogsiiyey. Oo hadda ka dib ma yeelan doonaan dhimasho iyo waxbixinla'aan toona.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 2

arki Boqorradii Labaad 2:21 macnaha guud