Boqorradii Labaad 2:6 KQA

6 Markaasaa Eliiyaah wuxuu ku yidhi isagii, Waan ku baryayaaye halkan iska joog, waayo, Rabbigu wuxuu ii diray Webi Urdun. Oo isna wuxuu ku yidhi, Waxaan ku dhaartay nolosha Rabbiga iyo adiga naftaadee inaanan kaa tagayn. Markaasay labadiiba israaceen.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 2

arki Boqorradii Labaad 2:6 macnaha guud