Boqorradii Labaad 20:14 KQA

14 Markaasaa Nebi Ishacyaah u yimid Boqor Xisqiyaah, oo wuxuu ku yidhi, War nimankanu maxay yidhaahdeen? Xaggee bayse kaaga yimaadeen? Kolkaasaa Xisqiyaah yidhi, Waxay ka yimaadeen dal fog, kaasoo ah Baabuloon.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 20

arki Boqorradii Labaad 20:14 macnaha guud