Boqorradii Labaad 21:8 KQA

8 Oo cagaha reer binu Israa'iilna mar dambe ka dhigi maayo kuwo ka wareega dalkii aan awowayaashood siiyey, hadday dhawraan uun wixii aan ku amray oo dhan, iyo sharcigii addoonkaygii Muuse ku amray oo dhan.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 21

arki Boqorradii Labaad 21:8 macnaha guud