Boqorradii Labaad 22:1 KQA

1 Yoosiyaah markuu boqor noqday wuxuu jiray siddeed sannadood, oo Yeruusaalemna boqor buu ka ahaa kow iyo soddon sannadood. Oo hooyadiis magaceeduna wuxuu ahaa Yediidaah ina Cadaayaah oo reer Bosqad ahaa.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 22

arki Boqorradii Labaad 22:1 macnaha guud