Boqorradii Labaad 23:11 KQA

11 Oo wuxuu fogeeyey fardihii boqorradii dalka Yahuudah ay qorraxda ku siiyeen iridda laga soo galo guriga Rabbiga ee u dhow qolkii Naataan Meleg oo bohon ahaa uu degganaa, oo gaadhifardoodkii qorraxdana buu gubay.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 23

arki Boqorradii Labaad 23:11 macnaha guud