Boqorradii Labaad 23:20 KQA

20 Oo wadaaddadii meelaha sarsare oo halkaas joogay oo dhanna wuxuu ku wada laayay meelihii allabariga dushooda, dushoodiina wuxuu ku gubay lafo dad, dabadeedna Yeruusaalem buu ku noqday.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 23

arki Boqorradii Labaad 23:20 macnaha guud