Boqorradii Labaad 23:31 KQA

31 Oo Yehoo'aaxaas markuu boqor noqday wuxuu jiray saddex iyo labaatan sannadood, oo intii saddex bilood ah ayuu Yeruusaalem boqor ka ahaa; oo hooyadiis magaceeduna wuxuu ahaa Xamuutal ina Yeremyaah, oo reer Libnaah ahayd.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 23

arki Boqorradii Labaad 23:31 macnaha guud