Boqorradii Labaad 24:8 KQA

8 Oo Yehooyaakiinna markuu boqor noqday wuxuu jiray siddeed iyo toban sannadood, wuxuuna Yeruusaalem boqor ka ahaa intii saddex bilood ah; oo hooyadiis magaceedana waxaa la odhan jiray Nexushtaa ina Elnaataan, oo reer Yeruusaalem ahayd.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 24

arki Boqorradii Labaad 24:8 macnaha guud