Boqorradii Labaad 25:21 KQA

21 Markaasaa boqorkii Baabuloon iyagii ku laayay Riblaah oo ku taal dalka Xamaad. Oo sidaasaa dadkii Yahuudah dalkoodii looga kaxaystay iyagoo maxaabiis ah.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 25

arki Boqorradii Labaad 25:21 macnaha guud