Boqorradii Labaad 25:26 KQA

26 Markaasaa dadkii oo dhan yar iyo weynba iyo saraakiishii ciidammada way kaceen oo waxay tageen Masar, waayo, waxay ka cabsadeen reer Kaldayiin.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 25

arki Boqorradii Labaad 25:26 macnaha guud