Boqorradii Labaad 3:10

Kitaabka Quduuska Ah

10Markaasaa boqorkii dalka Israa'iil wuxuu yidhi, Hoogay! waayo, Rabbigu wuxuu saddexdayadan boqor isugu yeedhay inuu gacanta reer Moo'aab na geliyo.

Boqorradii Labaad 3:10 — KQA