Boqorradii Labaad 3:14 KQA

14 Oo Eliishaana wuxuu yidhi, Waxaan ku dhaartay Rabbiga ciidammada oo aan hor taagnahay noloshiisa ee hubaal haddii aanan xurmaynayn horjoogidda Yehooshaafaad oo ah boqorka dalka Yahuudah, xaggaaga ma aanan fiiriyeen kuna arkeen.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 3

arki Boqorradii Labaad 3:14 macnaha guud