Boqorradii Labaad 3:20 KQA

20 Oo subaxdii dambe markii allabariga la bixin jiray goor ku dhow ayaa biyo ka yimaadeen xagga Edom, oo waddankiina biyaa ka buuxsamay.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 3

arki Boqorradii Labaad 3:20 macnaha guud