Boqorradii Labaad 3:4 KQA

4 Haddaba boqorkii reer Moo'aab oo Meeshaac ahaa ido buu lahaa, oo wuxuu boqorkii dalka Israa'iil baad u siin jiray boqol kun oo baraar ah, iyo boqol kun oo wan dhogortood.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 3

arki Boqorradii Labaad 3:4 macnaha guud