Boqorradii Labaad 5:1 KQA

1 Haddaba Nacamaan oo ahaa sirkaalkii ciidanka boqorka Suuriya wuxuu ahaa nin xagga sayidkiisa ku weyn oo ciso leh, maxaa yeelay, isaga ayaa Rabbigu reer Suuriya lib ku siiyey; oo weliba wuxuu ahaa nin xoog leh, laakiinse baras buu qabay.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 5

arki Boqorradii Labaad 5:1 macnaha guud