Boqorradii Labaad 5:25 KQA

25 Oo isagiina intuu gudaha galay ayuu sayidkiisii hor istaagay. Markaasaa Eliishaa ku yidhi, Geexasiiyow, xaggee baad ka timid? Isna wuxuu yidhi, Anigoo addoonkaaga ahu meella ma tegin.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 5

arki Boqorradii Labaad 5:25 macnaha guud