Boqorradii Labaad 5:27 KQA

27 Haddaba waxaa adiga iyo farcankaagaba idinku dhegi doona weligiin Nacamaan baraskiisii. Oo wuxuu hortiisii ka tegey isagoo baras qaba oo u cad sida baraf cad oo kale.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 5

arki Boqorradii Labaad 5:27 macnaha guud