Boqorradii Labaad 6:15 KQA

15 Oo ninkii Ilaah shaqeeyihiisii markuu aroortii soo toosay oo uu baxay, bal eeg, waxaa la arkay ciidan fardo iyo gaadhifardood wata oo magaaladii ku wareegsan. Markaasaa midiidinkiisii wuxuu isagii ku yidhi, Sayidow, hoogaye! sidee baynu yeeli doonnaa?

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 6

arki Boqorradii Labaad 6:15 macnaha guud