Boqorradii Labaad 6:19 KQA

19 Markaasaa Eliishaa wuxuu iyagii ku yidhi, War jidkanu ma aha jidkii, magaaladanuna ma aha magaaladii. Haddaba i soo raaca oo waxaan idiin geeynayaa ninkaad doonaysaan. Oo isna wuxuu u hor kacay xagga Samaariya.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 6

arki Boqorradii Labaad 6:19 macnaha guud