Boqorradii Labaad 6:23 KQA

23 Markaasuu wuxuu iyagii u diyaariyey cunto badan, oo markay wax cuneen oo wax cabbeen ayuu iska diray, oo sayidkoodii bay u tageen. Oo guutooyinkii reer Suuriyana mar dambe ma soo gelin dalkii Israa'iil.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 6

arki Boqorradii Labaad 6:23 macnaha guud