Boqorradii Labaad 6:25 KQA

25 Oo Samaariyana abaar weyn baa ku dhacday, oo bal eeg iyana waxay hareeraha ka joogeen ilaa madax dameer lagu iibiyey siddeetan sheqel oo lacag ah, oo qab rubuciis digo qolley ahna lagu iibiyey shan sheqel oo lacag ah.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 6

arki Boqorradii Labaad 6:25 macnaha guud