Boqorradii Labaad 6:27 KQA

27 Oo isna wuxuu ku yidhi, Naa haddii uusan Rabbigu ku caawin, anigu xaggee baan kaa caawinayaa? Naa ma waxaan kaa caawinayaa meesha hadhuudhka lagu tumo; mase meesha canabka lagu tuujiyo?

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 6

arki Boqorradii Labaad 6:27 macnaha guud