Boqorradii Labaad 8:22 KQA

22 Reer Edomna way ka fallaagoobeen oo way ka hoos baxeen gacantii dadka Yahuudah ilaa maantadan la joogo. Oo haddana isla markaasba waxaa kaloo ka fallaagoobay reer Libnaah.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 8

arki Boqorradii Labaad 8:22 macnaha guud