Boqorradii Labaad 8:27 KQA

27 Oo wuxuu ku socday jidkii reerkii Axaab maray, oo wuxuu sameeyey wax Rabbiga hortiisa shar ku ah sidii reerkii Axaab yeelay oo kale, waayo, isaga waxaa soddog u ahaa Axaab.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 8

arki Boqorradii Labaad 8:27 macnaha guud