Boqorradii Labaad 9:12 KQA

12 Oo iyana waxay yidhaahdeen, Taasu waa been; ee bal hadda noo sheeg. Markaasuu yidhi, Saas iyo saas buu igula hadlay, oo igu yidhi, Rabbigu wuxuu kugu leeyahay, Waxaan kuu subkay inaad ahaato boqor u taliya dalka Israa'iil.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 9

arki Boqorradii Labaad 9:12 macnaha guud