16 Markaasuu Yeehuu gaadhifaras fuulay, oo wuxuu tegey xagga Yesreceel, waayo, Yooraam baa halkaas jiifay, oo Axasyaah oo ahaa boqorkii dalka Yahuudahna wuxuu u yimid inuu Yooraam arko.
akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 9
arki Boqorradii Labaad 9:16 macnaha guud