Boqorradii Labaad 9:19 KQA

19 Markaasuu haddana diray mid labaad oo faras ku jooga, oo isna intuu u tegey ayuu ku yidhi, Boqorkii wuxuu ku leeyahay, Ma nabad baa? Oo Yeehuu baa ugu jawaabay, War maxaa nabad kaa galay? I soo daba gal.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 9

arki Boqorradii Labaad 9:19 macnaha guud