Boqorradii Labaad 9:7 KQA

7 Oo adna waa inaad laysaa reerka Axaab ee sayidkaaga, inaan ka aargudo dhiiggii addoommadaydii nebiyada ahaa, iyo addoommadii Rabbiga oo dhan ee ay Yesebeel daadisay.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 9

arki Boqorradii Labaad 9:7 macnaha guud