Caamoos 2:2 KQA

2 Laakiinse dab baan ku soo dayn doonaa dalka Moo'aab, oo wuxuu wada laasan doonaa daaraha waaweyn oo Qiryood, oo reer Moo'aab waxay ku dhiman doonaan buuq iyo qaylo iyo buun dhawaaqiis.

akhri dhamaystiran cutubka Caamoos 2

arki Caamoos 2:2 macnaha guud