Caamoos 7:1 KQA

1 Sayidka Rabbiga ahu wax buu i tusay, oo bal eeg, wuxuu sameeyey ayax markii fufkii dambe bilowday, oo bal eeg, waxay ahayd fufkii dambe markii boqorka cawskiisa la gooyay dabadeed.

akhri dhamaystiran cutubka Caamoos 7

arki Caamoos 7:1 macnaha guud