Caamoos 7:12 KQA

12 Oo weliba Amasyaah wuxuu Caamoos ku yidhi, War wax arke yahow, tag, oo dalka Yahuudah u carar, oo halkaas wax ka cun, oo halkaas wax ku sii sheeg.

akhri dhamaystiran cutubka Caamoos 7

arki Caamoos 7:12 macnaha guud