Caamoos 7:4 KQA

4 Sayidka Rabbiga ahu wax buu i tusay, oo bal eeg, Sayidka Rabbiga ahu wuxuu amray in dab lagu diriro, oo dabku wuxuu laastay moolkii weynaa, oo wuxuu cuni lahaa dhulka.

akhri dhamaystiran cutubka Caamoos 7

arki Caamoos 7:4 macnaha guud