Caamoos 8:3 KQA

3 Oo Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Maalintaas gabayada macbudku waxay ahaan doonaan baroor, oo waxaa jiri doona meydad badan, oo meel kasta aamusnaan baa loogu tuuri doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Caamoos 8

arki Caamoos 8:3 macnaha guud