Cesraa 1:7 KQA

7 Oo weliba Kuurosna wuxuu soo bixiyey weelashii guriga Rabbiga, oo Nebukadnesar uu Yeruusaalem ka soo bixiyey oo uu dhigay gurigii ilaahyadiisa.

akhri dhamaystiran cutubka Cesraa 1

arki Cesraa 1:7 macnaha guud