Cesraa 10:15 KQA

15 Laakiinse xaalkan waxaa keliyahu hor istaagay Yoonaataan ina Casaaheel iyo Yaxaasyaah ina Tiqwaah; waxaana caawiyey Meshullaam iyo Shabbetay oo ahaa reer Laawi.

akhri dhamaystiran cutubka Cesraa 10

arki Cesraa 10:15 macnaha guud