Cesraa 3:1 KQA

1 Oo markii bishii toddobaad la gaadhay, oo ay reer binu Israa'iilna iska degganaayeen magaalooyinkoodii, ayaa dadkii oo dhammu ugu soo wada urureen Yeruusaalem sidii nin keliya.

akhri dhamaystiran cutubka Cesraa 3

arki Cesraa 3:1 macnaha guud