Cesraa 4:22 KQA

22 Oo idinku iska jira inaydnaan xaalkaas daynin, waayo, bal maxaa khasaare ugu sii kordhaya in waxyeello boqorrada gaadho?

akhri dhamaystiran cutubka Cesraa 4

arki Cesraa 4:22 macnaha guud