Cesraa 4:24 KQA

24 Oo markaasuu joogsaday shuqulkii guriga Ilaah Yeruusaalem ku yaal; oo wuxuu joogsaday ilaa sannaddii labaad oo dowladnimadii Daariyus oo boqorkii Faaris ahaa.

akhri dhamaystiran cutubka Cesraa 4

arki Cesraa 4:24 macnaha guud