Cesraa 6:6 KQA

6 Haddaba sidaas daraaddeed Tatenay, oo ah taliyaha dalka webiga ka shisheeya, iyo Shetar Boosnay, iyo saaxiibbadiinna reer Afarsekaayee oo webiga shishadiisa joogow, idinku halkaas iskaga fogaada,

akhri dhamaystiran cutubka Cesraa 6

arki Cesraa 6:6 macnaha guud