Cesraa 7:25 KQA

25 Oo adigoo Cesraa ahu xigmadda Ilaahaagu ku siiyey ku dooro xaakinno iyo qaadiyo u garsoora dadka webiga ka shisheeya oo dhan, in alla inta taqaan sharciyada Ilaahaaga, oo kii aan aqoonna bara.

akhri dhamaystiran cutubka Cesraa 7

arki Cesraa 7:25 macnaha guud