Cobadyaah 1:14 KQA

14 Oo meesha jidadka isku gooyaana ha u istaagina si aad u laysaan kuwooda soo fakaday, oo kuwooda wakhtigii cidhiidhiga ka hadhayna cadowgooda ha u gacangelina.

akhri dhamaystiran cutubka Cobadyaah 1

arki Cobadyaah 1:14 macnaha guud