Daanyeel 11:11 KQA

11 Oo boqorka koonfureed wuu cadhoon doonaa, kolkaasuu soo bixi doonaa oo la dagaallami doonaa boqorka woqooyi, oo wuxuu soo bixin doonaa dad faro badan, dadka faraha badanna isagaa gacanta loo gelin doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Daanyeel 11

arki Daanyeel 11:11 macnaha guud