Daanyeel 12:4 KQA

4 Laakiinse adigu Daanyeelow, erayada xidh, kitaabkana shaabadee, ilaa wakhtiga ugu dambaysta. Kuwo badan baa hore iyo dib u roori doona, aqoontuna waa kordhi doontaa.

akhri dhamaystiran cutubka Daanyeel 12

arki Daanyeel 12:4 macnaha guud