Daanyeel 2:27 KQA

27 Daanyeelna waa jawaabay isagoo boqorkii hor taagan, oo wuxuu yidhi, Qarsoodigii aad weyddiisay, boqorow, kuuma caddayn karaan rag xigmad lahu, ama xiddigiyayaal, ama saaxiriin, ama kuwa wax sii sheega toona;

akhri dhamaystiran cutubka Daanyeel 2

arki Daanyeel 2:27 macnaha guud