Daanyeel 3:1 KQA

1 Boqor Nebukadnesar wuxuu sameeyey ekaan dahab ah, oo jooggeedu lixdan dhudhun yahay, ballaadhkeeduna lix dhudhun yahay, oo wuxuu qotomiyey bannaankii Duuraa oo ku yaal gobolka Baabuloon.

akhri dhamaystiran cutubka Daanyeel 3

arki Daanyeel 3:1 macnaha guud